Kulan Arrin Muhiim ah looga hadlay oo dhax maray Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe (Sawirro)

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) . Kulankan dhax maray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo guddoomiyaha golaha shacabka ayaa ahaa mid ay uga wadatashanaayaan xilligaan kala guurka ah ee dalku ku jiro tallaabooyinka laga maarmaanka ah in ay … Continue reading Kulan Arrin Muhiim ah looga hadlay oo dhax maray Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe (Sawirro)